Al-Shabaab oo u digtay dalladaha waxbarasho ee dalka

HomeWararka

Al-Shabaab oo u digtay dalladaha waxbarasho ee dalka

Afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere ayaa ku eedeeyey dalladaha waxbarasho ee dalka inay xiriir la leeyihiin dowladda faderaalka ee Soomaaliya, isagoona

Wasiirka haweenka Puntland oo ka hadashay gabar ardayad ah oo Gaalkacyo kufsi logu geystay (Daawo)
Ra’iisul Wasaaraha Suudaan Cabdalla Xamduuk Ayaa Xabsi Guri La Geliyay
Warmurtiyeed laga soo saaray shirka wadatashiga DFS & madaxda dowlad gobaleedyada

Afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere ayaa ku eedeeyey dalladaha waxbarasho ee dalka inay xiriir la leeyihiin dowladda faderaalka ee Soomaaliya, isagoona uga digay dhaqan gelinta manhajka cusub ee waxbarashada dalka ee ay dowladdu soo bandhigtay.

Afhayeenka kooxdan ayaa sheegay manhajkan inuu yahay mid khaldan oo diinta islaamka kahor imaanaya, isagoona sheegay hay’adda QM ee UNISCO inay faafinayso.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan la wareegtay iskuulo ku yaala magaalada Muqdisho oo waxbarashada hoose ilaa iyo sare laga dhigay lacag la’aan, arrintaasi oo shacabka Soomaaliyeed ay soo dhoweeyeen.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: