Shirka madaxda maamul goboleedyada Nayroobi iyo waxa uu salka ku hayo (dhegayso)

HomeWararka

Shirka madaxda maamul goboleedyada Nayroobi iyo waxa uu salka ku hayo (dhegayso)

Magaalada Nayroobi waxaa ku shiraya qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada dalka oo uu hoggaaminayo Cabdwali Cali Gaas oo ah Guddoomiyaha Golaha Is

Xarun waxbarasho oo cusub oo lagu magacaabo Xaaji Abshir ayaa laga daahfuray Magaalada Qardho.
Madaxweyne Deni oo Haygooda Ku Booqday Madaxweynihii Hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi iyo RW Hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Magaalada Nayroobi waxaa ku shiraya qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada dalka oo uu hoggaaminayo Cabdwali Cali Gaas oo ah Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada. Kulanka ayaa salka ku haya sidii madaxda maamul goboleedyadu ay uga dhaadhicin lahaayeen beesha caalamka in ay soo kala dhexgasho khilaafka u dhexeeya DFS iyo maamul goboleedyada.

Haddaba Soomaaliya maanta ma u baahantahay gacan saddexaad? Madaxdu se miyaysan khilaafkooda iyagu ka hishiin karin?

Su’aalahaas iyo kuwo kale waxaan hordhignay aqoonyan Yaasiin Beeldaaje. Wariye Xasan Heykal ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: