HomeUncategorized

Baahin: Salaasa, 20- AUG 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali~ Daljir ~ Garowe

Dawlada Federaka & Jubbaland oo shir uga furmi doono magaalada Adis Ababa, Wafti ka socda barnaamijka Hiigcusub ( New deal) oo kusugan Galmudug, Madaxweynihii hore e Puntland oo ku baaqay in nabada laga wada shaqeeyo, Xildhibaan Cabdibare Yuusuf Jibriil oo beesha caalamka ugu baaqay inay dhex dhexaadiyaan DF & maamulada dalka, & Somaliland oo sheegtay inay ka qayb gelayaan shir gaar ah kadib diidmadii shirkii Belgium ka

Baratankii labada dugsi oo socda iyo dugsiga Xaaji Cali Biixi oo ku horreeya. [Akhris …]
Warbixin ku saabsin dagaal khasaare gaystay oo dhex maray ciidanka Puntland & kuwa Sh. Atam.
Duqa magaalada Galkacyo oo beeniyey eedayn hanti dhunsi oo uu u soo jeediyey ku xigeenkiisu.

Dawlada Federaka & Jubbaland oo shir uga furmi doono magaalada Adis Ababa, Wafti ka socda barnaamijka Hiigcusub ( New deal) oo kusugan Galmudug, Madaxweynihii hore e Puntland oo ku baaqay in nabada laga wada shaqeeyo, Xildhibaan Cabdibare Yuusuf Jibriil oo beesha caalamka ugu baaqay inay dhex dhexaadiyaan DF & maamulada dalka, & Somaliland oo sheegtay inay ka qayb gelayaan shir gaar ah kadib diidmadii shirkii Belgium ka?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: