Baratankii labada dugsi oo socda iyo dugsiga Xaaji Cali Biixi oo ku horreeya. [Akhris …]

Bossaso, Sept ? 06 – Barnaamijkii Tartan iyo Tacliin oo ay caawa ku loollamayaan dugsiyada sare ee Azhar Qardho iyo Xaaji Cali Biixi Galkacyo ayaa si habsami ah uga socda idaacadda Daljir, waxaana labada dugsiba ay soo bandhigayaan dadaal xooggan waxaana ilaa iyo hadda horeeya dugsiga Xaaji Cali Biixi Galkacyo.

Barnaamijka oo si toos ah looga dhageysano dhammaan gobolada Puntland ayaa ah mid aad u xiisa badan, goordhaw ayaan soo gubdin doonaa natiijada haddii Alle idmo.

Axmed Tallman
Idaacadda Daljir

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com