HomeUncategorized

Baarlamanka oo sanad jirsaday xili uu jiro is bedel u dhexeeya xilibaanadan iyo kuwii hore (MAQAL)

Muqdisho, August 20, 2013 - Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hal sano jirsaday maanta iyadoo ku beegan markii la dhaariyey maanta oo kale sanadkii hore, waa Baarlamankii ugu horeeyey.

Booliska Kenya oo xadka ay la wadaagaan dalka Uganda ku xiray ku dhawaad 10 qof oo Soomaali ah.
Innaa Lillaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun – Tacsi: Marxuum Siciid Maxamuud X. Jaamac.
12 Qof oo dhintey kaddib markii uu madfac ku habsadey maanta. [Akhris …]

Muqdisho, August 20, 2013 – Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hal sano jirsaday maanta iyadoo ku beegan markii la dhaariyey maanta oo kale sanadkii hore, waa Baarlamankii ugu horeeyey ee golaha shacabka u ah dowladda oo dhamasytirsan.

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ah mid dhamaystirsan oo aan KMG ahayn, waxaana muuqda oo jira is bedel weyn oo dhanka Baarlamanka ah, taasi oo u dhexeysa baarlamanka wakhtigan iyo kuwii hore ee KMG ahaa.

Xilibaan Sheikh Aadan Maxamed (Deer) oo muddo ahaa mudane ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya, ?kana tirsan kuwa hadda ayaa ka hadlay arrimo badan iyo is-bedelka Baarlamanka ee wakhtigan muuqda.

Wuxuu sheegay xilibaanku inuu jiro farqi weyn oo u dhexeeya xilibaanadii hore ee KMG ahaa iyo kuwan, wuxuu xusay in aysan inta badan jirin ilaalin muuqata oo dhanka shuruucda shaqada ah oo la muujin jiray wakhtigii KMG.

?

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Suldaan Maxamed Cali ayaa waraystay Xilibaan Deer oo ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: