Qoysaas ka yimid DDSI oo maanta gaaray Caabudwaaq (dhegayso)

HomeWararka

Qoysaas ka yimid DDSI oo maanta gaaray Caabudwaaq (dhegayso)

Qoysas ka soo barakacay gobalka Faafan ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo gaarey magaalada Caabudwaaq ayaa ka cabanaya Xaalad Bini’aadnimo oo haysata. Qaar kamid ah qoysaskan oo warbaahinta la hadlay ayaa kawarbixiyeey sababaha ay u yimaaden cabudwaaq,iyo xaaladda nolasha ee haysta xiligan. Nimco Axmed Xasan ayaa warbixintaan inoo diyaarisay magaaladda Caabudwaaq. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bb4f7a9010100b6bb3c5181/Qoysas+ka+soo+barakacay+gobalka+Faafan+ee+Dowlad+deegaanka+Soomaalida+Itoobiya+oo+soo+gaarey+magaalada+Caabudwaaq+ayaa+ka+cabanaya+Xaalad+Bini%27aadnimo+oo+haysata..mp3

Xuska Aas Aaskii Puntland iyo Magaalada Qardho (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)
DF Soomaaliya oo shuruud ku xirtay inay mashaariic ka fuliso dowlad goboleedyada

Qoysas ka soo barakacay gobalka Faafan ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo gaarey magaalada Caabudwaaq ayaa ka cabanaya Xaalad Bini’aadnimo oo haysata.

Qaar kamid ah qoysaskan oo warbaahinta la hadlay ayaa kawarbixiyeey sababaha ay u yimaaden cabudwaaq,iyo xaaladda nolasha ee haysta xiligan.

Nimco Axmed Xasan ayaa warbixintaan inoo diyaarisay magaaladda Caabudwaaq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: