Qoysaas ka yimid DDSI oo maanta gaaray Caabudwaaq (dhegayso)

Qoysaas ka yimid DDSI oo maanta gaaray Caabudwaaq (dhegayso)

Qoysas ka soo barakacay gobalka Faafan ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo gaarey magaalada Caabudwaaq ayaa ka cabanaya Xaalad Bini’aadnimo oo haysata.

Qaar kamid ah qoysaskan oo warbaahinta la hadlay ayaa kawarbixiyeey sababaha ay u yimaaden cabudwaaq,iyo xaaladda nolasha ee haysta xiligan.

Nimco Axmed Xasan ayaa warbixintaan inoo diyaarisay magaaladda Caabudwaaq.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com