Wacaal daray ah: 4 Oromo oo lagu dilay Bossaso iyo mid dhaawac ah

HomeWararka

Wacaal daray ah: 4 Oromo oo lagu dilay Bossaso iyo mid dhaawac ah

Warar hadda soo gaaray Daljir Bossaso ayaa sheegaya in goob ay Oromadu degganyihiin oo ku taal xaafadda Saantoos ay xabbado ka dheceen, waxaana la xaq

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | (Taxanaha 66aad daawo)
Hordhaca Wareysiga safiirka Soomaliya ee Dalka Uganda | Wariye Aden Sheekeyee

Warar hadda soo gaaray Daljir Bossaso ayaa sheegaya in goob ay Oromadu degganyihiin oo ku taal xaafadda Saantoos ay xabbado ka dheceen, waxaana la xaqiijinayaa 4 dhimasho ah iyo hal qof oo dhaawac ah. Lama oga in uu yahay duullaan Oromada lala beegsaday ama mid ayaga dhexdooda ah.

Shalay ayaa xarunta gobolka lagu qabtay shir looga hadlayo ammaanka qowmiyadda Oromada, waxa ayna sheegeen hoggaankoodu in aysan jirin wax cabsi ama amni xumo ah oo hadda jirta.

Daljir kala soco warar la xiriira dhimashada iyo dhaawaca Oromada.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: