Guddoomiyaha Gobalka bari dhedo oo ka hadlay howlgalada Boosaso kasocda (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobalka bari dhedo oo ka hadlay howlgalada Boosaso kasocda (dhegayso)

Xilidhowrkii bilood ee lasoo dhaafay magaalada Boosaaso ay ka socdeen hawlgalo ay samaynayaan ciidamada dawlada Puntland ayaa waxaa ka hadlay maamulka

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
SOMALI MPs PRESENT TO THE PRESIDENT THEIR PROPOSAL TO GET THE COUNTRY ON WAR FOOTING AND AGAINST ETHIOPIAN AGGRESSION
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Xilidhowrkii bilood ee lasoo dhaafay magaalada Boosaaso ay ka socdeen hawlgalo ay samaynayaan ciidamada dawlada Puntland ayaa waxaa ka hadlay maamulka gobolka Bari.

Dheddo gudoomiyaha gobolka Bari oo ka hadlay Hawlgaladaasi ay samaynayaan ciidamada dawlada Puntland wuxuuna sheegay inay shacab saamayn ku yeelan karaan lana doonayo in lala shaqeeyo dawlada.

Yusuf Maxamed Caways Dheddo Gudoomiyaha gobolka ayaa sheegay shacabka Boosaaso in laga doonayo inay u dhegga Nuglaadan hawglaada ay wadaan ciidamada lana shaqeeyaan isla markaana cidii waxyeelo kasoo gaartana ay la xiriiran maamulka gobolka iyo kan degmada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: