Masaajidka Adduunka ugu qurux badan (sawirro)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Masaajidka Adduunka ugu qurux badan (sawirro)

Masaajidka weyn ee Shiikh Sayid, kuna yaal Abu Dhabi, waxa  uu kamid yahay masaajidada ugu cajiibsan adduunka. Waa masaajid ku xardhan farshaxanka iyo qaabdhismeedka Islaamka. Masaajidka waxaa loogu magacdaray aasaasihii Imaaraadka Carabta, soona noqday madaxweynihii ugu horreeyey ee Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE). Arag sawirka xiga

CARMO | SIDA LOOGA CIIDAY IYO ARAGTIDA SHACABKA
Caqabadaha Haysta Jaamacadaha Gudaha oo Garoowe Looga Doodey (DHEGAYSO)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka| (Taxanaha 118AAD)

Masaajidka weyn ee Shiikh Sayid, kuna yaal Abu Dhabi, waxa  uu kamid yahay masaajidada ugu cajiibsan adduunka. Waa masaajid ku xardhan farshaxanka iyo qaabdhismeedka Islaamka. Masaajidka waxaa loogu magacdaray aasaasihii Imaaraadka Carabta, soona noqday madaxweynihii ugu horreeyey ee Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE).

Arag sawirka xiga

PAGES

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: