Masaajidka Adduunka ugu qurux badan (sawirro)

Masaajidka Adduunka ugu qurux badan (sawirro)

Masaajidka weyn ee Shiikh Sayid, kuna yaal Abu Dhabi, waxa  uu kamid yahay masaajidada ugu cajiibsan adduunka. Waa masaajid ku xardhan farshaxanka iyo qaabdhismeedka Islaamka. Masaajidka waxaa loogu magacdaray aasaasihii Imaaraadka Carabta, soona noqday madaxweynihii ugu horreeyey ee Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE).

Arag sawirka xiga

PAGES

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com