Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba946f2020100a27ad07182/CD+M+Lakiman_Galkcyo_24_Sept_2018+Isniin.mp3
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman.
Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.
COMMENTS