Isbaddalada uu Madaxweyne Gaas ka sameyeey Gobalka Nugaal oo lagu Amanay (dhegayso)

Isbaddalada uu Madaxweyne Gaas ka sameyeey Gobalka Nugaal oo lagu Amanay (dhegayso)

Gashaanle sare Cabdulaahi Gafaa Kaarshe oo ka faalooda Arrimaha ciidaada ayaa ku tilmaamay Isbadaka Madaxweynaha Puntland uu ka sameeyey Gobolka Nugaal mid loo baahnaa oo waqtigiisii ku sooo aaday .

Wuxu sheegay in Taliyaha Xasilinta Gobolka nugaal uu yahay nin ka bixikara shaqada loo Igmaday ee ah sii haynta qeybta iyo Xasilinta Gobolka dhanka Amniga .

Wariye Cabdi Xakiin Xuseen Xassan ayuu khadka taleevanka Garadcad ugu waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com