Maxaa lagu xasuusan doonaa Baarlamaanka Puntland ee waqtigiisu sii dhammaanayo (daawo warbixinta 1aad)?

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Maxaa lagu xasuusan doonaa Baarlamaanka Puntland ee waqtigiisu sii dhammaanayo (daawo warbixinta 1aad)?

Muxuu waxtar ama liidasho reebay Baarlamaanka Puntland ee xasaanaddu ka dhammaanayso (warbixinta 1aad)? Puntland haatan waxa ay lugaha la sii gelay

ARDAA B2aad | HAWEENKU HADAAN LA XAQIRAYN WAA LAFDHABARTA BULSHADA SOOMAALIYEED
ARDAA: Xalqadii 28aad ee Taxanayaasha ARDAA
ARDAA Xalqaddii 58aad: Xornmadi Somaaliya iyo dhibkii laga soo maray (dhegayso)

Muxuu waxtar ama liidasho reebay Baarlamaanka Puntland ee xasaanaddu ka dhammaanayso (warbixinta 1aad)?

Puntland haatan waxa ay lugaha la sii gelaysaa xilli doorasho madaxtooyo iyo mid baarlamaan, kaddib markii uu heer gabagabo ah gaaray cimriga xil-hayneed ee hay’adaha dawliga ah ee hadda jira.

Baarlamaanka ayaa ugu horreeya golayaasha dawladeed ee xafiiska bannaynaya, waxaana sida qorshaysan baddelaya Baarlamaan cusub oo ka kooban inta uu ka kooban yahay midkaan hadda sii dhacaya, kaas oo ah 66 xubnood.

Haddaba maxaa lagu xasuusan doonaa Baarlamaankaan Puntland ee sii dhacaya waxtar iyo liidashaba?

Warbixintan 1aad oo kow ka ah warbixinno xiriir ah oo Radio Daljir ka diyaarshay Baarlamaankaan tagaya xasuusta u taalla iyo tayada la rabo in uu yeesho midka soo aadan, waxaa inoo soo jeedinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.

Hoos ka daawo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: