Golaha degaanka Garoowe oo kalfadhigoodii kowaad maanta u furmay (dhegayso)

HomeWararka

Golaha degaanka Garoowe oo kalfadhigoodii kowaad maanta u furmay (dhegayso)

Maanta waxaa Caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe ka furmay Kalfadhigii kowaad ee Golaha degaanka Cusub ee Garoowe,iyado uu Gudoominayeey Duqa Cusub ee Garoowe. Duqa Cusub ee Caasimadda Puntland ee Garoowe Axmed Barre Siciid ayaa ugu horeyn ka hadlay furitaanka Kalfadhigii kowaad ee golaha degaanka Garoowe,isago ka hadlay qorshoohoda iyo arrimaha diirada ay saari donaan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5ba795b7fd000010e2ba999b/Duqa+degmada+Garowe+Axmed+Barre+siciid+.mp3

Waa Sidee Xaaladda Bossaso Kaddib Qarixii Xalay?
C/qawi Axmed Yuusuf oo loo doortay garsooraha maxkamadda cadaaladda adduunka
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Maanta waxaa Caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe ka furmay Kalfadhigii kowaad ee Golaha degaanka Cusub ee Garoowe,iyado uu Gudoominayeey Duqa Cusub ee Garoowe.

Duqa Cusub ee Caasimadda Puntland ee Garoowe Axmed Barre Siciid ayaa ugu horeyn ka hadlay furitaanka Kalfadhigii kowaad ee golaha degaanka Garoowe,isago ka hadlay qorshoohoda iyo arrimaha diirada ay saari donaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: