Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed oo ka hadlay dilal dhowr ah oo Muqdisho ka dhacay (dhegayso)

HomeWararka

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed oo ka hadlay dilal dhowr ah oo Muqdisho ka dhacay (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed sareeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed (Ameerico) oo maanta Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa waxa uu sheegay

Wacaal Darey ah: Qarax ka dhacay Dhuusamareeb
Xulashada Daljir iyo Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (Dhegayso)
Waraysi: Saamaynta heshiiskii Dekeda Bosaaso kadib dilkii maamulihii (dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed sareeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed (Ameerico) oo maanta Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in maanta maxkamad la horgeeyay saddex ruux oo midi ay dumar tahay oo loosoo qabtay fal lagu dilay Sufyaan oo ahaa canug yar oo shan sano jir ah.

Waxa uu sheegay taliyaha in sadexdaan ruux laga soo qabtay xaafadda juungal ee degmada Yaaqshiid taasi oo xalay saqdii dhaxe ciidamada booliska oo hawlgal sameynayaan ay ku arkeen meydka canuga yar oo gaari dhexyaala inta kadib markii ay raadka daba kaceena ay uso qabteen sadexdaasi ruux.

Warbixinta Waxaa muqdisho kaso diray Wariyaha Daljir ee Magaladdas Cabdiraxmaan Waaberi

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: