Waraysi: Saamaynta heshiiskii Dekeda Bosaaso kadib dilkii maamulihii (dhegayso)

Waraysi: Saamaynta heshiiskii Dekeda Bosaaso  kadib dilkii maamulihii (dhegayso)

Dowladdii hore ee Puntland oo uu madaxweynaha ka ahaa C/wali Gaas ayaa heshiis 30 sano ah lagashay dekeda Bosaaso ,taas oo ay ansixiyeen Baarlamaanki hore .
Hadaba dilka Paul Formasa saamen intee laeg ayay ku yeelanayaa heshiiskan iyo shaqo maalmeedkii ka socotay dekeda Bosaaso.

Aqoonyahan Daa’uud Daahir Xasan oo bartay arimaha dhaqaalaha ayaa arimahaasi waxaa ka waraystay wariye Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com