Sawiro: Madaxwayne Gaas oo siwayn loogu soo dhoweeyye Badhan

HomeWararka

Sawiro: Madaxwayne Gaas oo siwayn loogu soo dhoweeyye Badhan

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo markii ugu horaysay isagoo xil haya booqanaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa siwayn looga dareemay magaalada. Madaxwaynaha ayaa xariga kajari doona dhismaha jaamacadda Maakhir ee gobolka. Wariyaheena Fantastic oo socdaalka qayb ka ah ayaa sawiradan noo soo diray.

Abaaro laga soo sheegayo degaano ka tirsan gobalka Gardafuu (Daawo)
Beerelayda gobalka Galgduud oo ku tartamaya wax soo saar (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo markii ugu horaysay isagoo xil haya booqanaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa siwayn looga dareemay magaalada.

Madaxwaynaha ayaa xariga kajari doona dhismaha jaamacadda Maakhir ee gobolka.

Wariyaheena Fantastic oo socdaalka qayb ka ah ayaa sawiradan noo soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: