Hooyo Safiyo “Gabadheeda iyadoo quraac aan cunin saakay iskoolka aaday, haddana waa mayd” (dhegayso)

Safiyo Maxamed Axmed waa hooyada Deeqa Cali oo ahayd gabar 9- sano jir ah oo ardayad ka ahayd dugsiga hooyga Xamar ee Muqdisho oo uu dilay askari ciidamada dowladda katirsan.

Hooyada dhashay ayaa sheegtay gabadheeda inay aaday iskuulka, waxyar kadibna loo sheegay geerideeda.

“Aniga oo caga cad oo qaawan ayaan isbitaalka aaday oo aan soo soo ogaaday gabadhayda inay tahay” ayay tiri hooyo Safiyo.

Hoos kadhegayso

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com