Sawiro: Madaxwayne Gaas oo siwayn loogu soo dhoweeyye Badhan

Sawiro: Madaxwayne Gaas oo siwayn loogu soo dhoweeyye Badhan

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo markii ugu horaysay isagoo xil haya booqanaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa siwayn looga dareemay magaalada.

Madaxwaynaha ayaa xariga kajari doona dhismaha jaamacadda Maakhir ee gobolka.

Wariyaheena Fantastic oo socdaalka qayb ka ah ayaa sawiradan noo soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com