Bosaso: Carruur koolo dhuuq iyo darbi jiif ahaa oo macalimiin noqday, laakiin.. (dhegayso)

HomeWararka

Bosaso: Carruur koolo dhuuq iyo darbi jiif ahaa oo macalimiin noqday, laakiin.. (dhegayso)

Carruur Soomaaliyeed oo laga soo arruuriyay waddooyinka magaalada Bosaso iyagoo koolo dhuuq ah ayaa noqday macalimiin, iyadoo xaaladdii hore ay ku sug

RW Xamse oo kulankii ugu horreeyay la yeeshay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha
QM oo ka walaacsan Nolasha dadka Kunool xeryaha Barakacayaasha Muqdisho
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Carruur Soomaaliyeed oo laga soo arruuriyay waddooyinka magaalada Bosaso iyagoo koolo dhuuq ah ayaa noqday macalimiin, iyadoo xaaladdii hore ay ku sugnaayeen ay wax badan iska badaleen, arrinkan ayaa waxaa u kacay mawaadiin Soomaaliyeed oo xarun u sameeyey carruurtan.

Laakiin maamulka ayaa sheegaya sideed sano kadib mudadii xaruntu furnayd maanta inay qarka u saarantahay inay xiranto, kadib markii loo waayay carruurtan wax ay cunaan.

Xasan Heykal ayaa warbixintaan kadiyaariyay, iyadoo carruurtu ay quraanka aqrinayaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: