Bosaso: Carruur koolo dhuuq iyo darbi jiif ahaa oo macalimiin noqday, laakiin.. (dhegayso)

Bosaso: Carruur koolo dhuuq iyo darbi jiif ahaa oo macalimiin noqday, laakiin.. (dhegayso)

Carruur Soomaaliyeed oo laga soo arruuriyay waddooyinka magaalada Bosaso iyagoo koolo dhuuq ah ayaa noqday macalimiin, iyadoo xaaladdii hore ay ku sugnaayeen ay wax badan iska badaleen, arrinkan ayaa waxaa u kacay mawaadiin Soomaaliyeed oo xarun u sameeyey carruurtan.

Laakiin maamulka ayaa sheegaya sideed sano kadib mudadii xaruntu furnayd maanta inay qarka u saarantahay inay xiranto, kadib markii loo waayay carruurtan wax ay cunaan.

Xasan Heykal ayaa warbixintaan kadiyaariyay, iyadoo carruurtu ay quraanka aqrinayaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com