HomeUncategorized

Baahin: Isniin, 23 July 2013, Caawa Iyo Daljir Weriye Macamed C Cali (Kooshin) ~ Daljir ~ Garowe

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Kenya oo duqayn u gaystay deegaanka Goobwayn ee gobolka Jubbada Hoose, Ammaanka magaalada Muqdisho oo aad usoo xummaaynaya, iyo xukuumadda oo aanan wali hirgalin qorshihii samatabixinta amniga, Guddiga dabagalka Qaramada Midoobay oo ka dayriyay khatarta kooxda Al-shabaab ee gobolka, Wasaaradda caafimaadka Puntland oo daawayn ka samaysay deegaanno ka tirsan gobolka Sool,

DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Kooshin.
Nabad-suggida Soomaaliya oo sheegtay in ay qabatay xubno ay ku jiraan Ajinebi ka tirsan Shabaab
Roobab dad ku laayey Muqdisho xilli abaaro xooggan laga soo sheegayo meelo badan oo Soomaaliya ah.

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Kenya oo duqayn u gaystay deegaanka Goobwayn ee gobolka Jubbada Hoose, Ammaanka magaalada Muqdisho oo aad usoo xummaaynaya, iyo xukuumadda oo aanan wali hirgalin qorshihii samatabixinta amniga, Guddiga dabagalka Qaramada Midoobay oo ka dayriyay khatarta kooxda Al-shabaab ee gobolka, Wasaaradda caafimaadka Puntland oo daawayn ka samaysay deegaanno ka tirsan gobolka Sool, ?PUNSAA oo ku baaqday in aan laga harin hir-gelinta nidaamka dimuqraadiyada Puntland?PUNSAA oo ku baaqday in aan laga harin hir-gelinta nidaamka dimuqraadiyada Puntland?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: