Dhaqdhaqaaqa Kalabayr: Badbaadi Puntland oo soo xul Xildhibaan xalaal ah (dhegayso)

HomeWararkaARDAA

Dhaqdhaqaaqa Kalabayr: Badbaadi Puntland oo soo xul Xildhibaan xalaal ah (dhegayso)

Waa farriin ku socota bulshada Puntland, kana dardaarmaysa in bulshadu ay soo xulaan Xildhibaano xalaal ah oo ehel u ah xaqiijinta masaaliixda sare ee

ARDAA: Xalqadii 28aad ee Taxanayaasha ARDAA
ARDAA Xalqaddii 54aad: Taariikhda khilaafka Soomaaliya iyo Kenya. (dhegayso)
ARDAA Taxanaha 19aad: Sannadguuradii 1aad ee ARDAA

Waa farriin ku socota bulshada Puntland, kana dardaarmaysa in bulshadu ay soo xulaan Xildhibaano xalaal ah oo ehel u ah xaqiijinta masaaliixda sare ee caamka ah ee ummadda Puntland iyo guud ahaan tan ummadda Soomaaliyeed. Dhaqdhaqaaqa Kalabayr waxaa kale oo uu ka dagaalamayaa in Baarlamaanka ay soo galaan dad shaqodoon ah oo masiirka ummadda ku cabira baahidooda shakhsiga ah.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0