Leyla Ali Elmi: Gabadhii ugu horraysay oo Muslin ah (Soomaali) oo Sweden Xildhibaan ka noqotay (dhegayso)

HomeWararka

Leyla Ali Elmi: Gabadhii ugu horraysay oo Muslin ah (Soomaali) oo Sweden Xildhibaan ka noqotay (dhegayso)

Dalka sweden waxaa ku dhaqan Soomaali farabadan kuwaas oo sida la tilmaamayo kaalin firfircoon kaga jira hannaanka Siyaasadeed ee dalka Sweden, waxaa

Imaam Rashiid: “Waa nasiib darro in kursi dartii dhiig loo daadiyo caqliga ha shaqeeyo”
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Arday ka qalin jabisay Macadka Dr axmad xaaji cabdiraxmaan Qardho (dhegayso/Sawiro)

Dalka sweden waxaa ku dhaqan Soomaali farabadan kuwaas oo sida la tilmaamayo kaalin firfircoon kaga jira hannaanka Siyaasadeed ee dalka Sweden, waxaa dhawaan dalkaas ka dhacay doorashooyin heer Baarlamaan, kuwas loogu tartamayey laga bilaabo heer degmo ilaa dowlada dhexe, waxaana ka qaybgalay Soomaali dhowr ah.

Layla Cali Cilmi oo ah Xisbiga Cagaaran ayaa heer Federaal ku guulaystay oo noqotay Xildhibaan baarlamaanka Sweden.

Laylo Cabdi Cartan ayaa nooga warrantay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: