Leyla Ali Elmi: Gabadhii ugu horraysay oo Muslin ah (Soomaali) oo Sweden Xildhibaan ka noqotay (dhegayso)

Leyla Ali Elmi: Gabadhii ugu horraysay oo Muslin ah (Soomaali) oo Sweden Xildhibaan ka noqotay (dhegayso)

Dalka sweden waxaa ku dhaqan Soomaali farabadan kuwaas oo sida la tilmaamayo kaalin firfircoon kaga jira hannaanka Siyaasadeed ee dalka Sweden, waxaa dhawaan dalkaas ka dhacay doorashooyin heer Baarlamaan, kuwas loogu tartamayey laga bilaabo heer degmo ilaa dowlada dhexe, waxaana ka qaybgalay Soomaali dhowr ah.

Layla Cali Cilmi oo ah Xisbiga Cagaaran ayaa heer Federaal ku guulaystay oo noqotay Xildhibaan baarlamaanka Sweden.

Laylo Cabdi Cartan ayaa nooga warrantay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com