Guddoomiye soo jeediyey qaabka looga adkan karro kaluumaysiga sharci daradda ah (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiye soo jeediyey qaabka looga adkan karro kaluumaysiga sharci daradda ah (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Gardafu Maxamuud Caynab ayaa sheegay inay wali xeebaha gobolka ay kajiraan kalluumaysi sharci darro, waxaa uu sheegay wadada kali

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland: “SSC-Khaatumo wixii ay doonayaan ayey Puntland diyaar ula tahay”
Barakacayaal ku Dhibaataysan Caabudwaaq oo Gurmad Dalbaday (dhegayso)
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Soomaaliya ku wareejisay Lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo Dollar

Guddoomiyaha gobolka Gardafu Maxamuud Caynab ayaa sheegay inay wali xeebaha gobolka ay kajiraan kalluumaysi sharci darro, waxaa uu sheegay wadada kaliya ee kalluumaysga sharci darada lagu soo afjari karo inay tahay dhalinyarada deegaanada xeebaha oo la howlgaloyo.

Xeebaha Puntland ayaa sanadihii ugu dambeyeey waxaa kusoo badanayeey Maraakibta sida sharci darrada ah uga kaluumaysanaya xeebaha Puntland,kuwaas oo qarkood Ciidamadda badda Puntland soo qabteen maxkamadna la saaray,haddana waxaad mooda inay wali wadda jariifka sharci darrada ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: