Guddoomiye soo jeediyey qaabka looga adkan karro kaluumaysiga sharci daradda ah (dhegayso)

Guddoomiye soo jeediyey qaabka looga adkan karro kaluumaysiga sharci daradda ah (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Gardafu Maxamuud Caynab ayaa sheegay inay wali xeebaha gobolka ay kajiraan kalluumaysi sharci darro, waxaa uu sheegay wadada kaliya ee kalluumaysga sharci darada lagu soo afjari karo inay tahay dhalinyarada deegaanada xeebaha oo la howlgaloyo.

Xeebaha Puntland ayaa sanadihii ugu dambeyeey waxaa kusoo badanayeey Maraakibta sida sharci darrada ah uga kaluumaysanaya xeebaha Puntland,kuwaas oo qarkood Ciidamadda badda Puntland soo qabteen maxkamadna la saaray,haddana waxaad mooda inay wali wadda jariifka sharci darrada ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com