Maxkamadda Darajada Koowaad ee Qardho oo dil ku xukuntay rag dil gaystay (dhegayso)

HomeWararka

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Qardho oo dil ku xukuntay rag dil gaystay (dhegayso)

Maxkmadda derajadda koowaad ee Qardho maanta waxaa la horkeenay labo eedaysane oo loo haysto inay dileen Marxuum Cabdiraxmaan C/laahi Axmed Qaytoor oo

Madaxweyne Biixi Oo Kulan La Qaatay Xubnaha Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka
MAANHADAL: Safarada dibadda ee Madaxweynaha Soomaaliya, caqabado iyo fursado waxa ku xeeran
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Maxkmadda derajadda koowaad ee Qardho maanta waxaa la horkeenay labo eedaysane oo loo haysto inay dileen Marxuum Cabdiraxmaan C/laahi Axmed Qaytoor oo dhaawaan duleedka Qardho ugu gaystay marxuumka, kadibna gaarigiisa kaxaystay.

Waxay maxkamada labada dhalinyaro ah loo haystay eedaynta ku riday dl toogasha ah waxayna qirteen dhalinta falkaas

waxaa xukunkaas ku dhawaqay maxkamada derejada kowaad Qardho .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: