Maxkamadda Darajada Koowaad ee Qardho oo dil ku xukuntay rag dil gaystay (dhegayso)

Maxkmadda derajadda koowaad ee Qardho maanta waxaa la horkeenay labo eedaysane oo loo haysto inay dileen Marxuum Cabdiraxmaan C/laahi Axmed Qaytoor oo dhaawaan duleedka Qardho ugu gaystay marxuumka, kadibna gaarigiisa kaxaystay.

Waxay maxkamada labada dhalinyaro ah loo haystay eedaynta ku riday dl toogasha ah waxayna qirteen dhalinta falkaas

waxaa xukunkaas ku dhawaqay maxkamada derejada kowaad Qardho .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com