Soomaalida ku barakacayday colaadda Oromada oo Garoowe soo gaaray (dhegayso)

HomeWararka

Soomaalida ku barakacayday colaadda Oromada oo Garoowe soo gaaray (dhegayso)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa duleedka waqooyi ee Garoowe ku soo dhaweeyey 85 qof oo ka soo barakacay colaadda Soomaalida iyo Oroma

ICC oo sii daysay Madaxweynihii Xasuuqa Geeystay ee Laurent Gbagbo (Daawo)
Guddoomiye ku xigeenka iskaashatada kaluumaysatada gobalka Bari oo soo dhaweyeey hakinta doonyaha kaluumaysiga (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeeye (dhegayso)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa duleedka waqooyi ee Garoowe ku soo dhaweeyey 85 qof oo ka soo barakacay colaadda Soomaalida iyo Oromada ee ka hureysa gobolka Soomaalida ee Itoobiya. Dadkan ayaa sheegay in ay dhinteen badanaa dadkii ay ehelka ahaayeen ayna dileen ciidamada Oromada kilinka oo kaashanaya shacabka Oromada.

Barakacayaasha oo ay ka muuqato diif iyo diihaal dheer warbixintooda waxaa inoo haya cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: