Warar laga helayo qaraxa Muqdish

HomeWararka

Warar laga helayo qaraxa Muqdish

Wararka laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya qarax goor dhowayd ka dhacay xarunta maamulka degmada Hodan inuu sababay dhimasho iyo dhaawac. Ciidamada dowladda ayaa la maqlayaa rasaas ay ridayaan, waxaana jira khasaare kadhashay qaraxa, waxaana gaaray goobta gaadiidka gurmadka degdega. Qaraxa ayaa burburiyay xaruntii maamulka degmada.  

Wacaal daray ah: Qarax ismiidaamin oo Gaalkacyo ka dhacay
Galgaduud: Khasaare ka dhashay Dagaal dhexmaray Miltariga dowladda iyo Al-shabaab ( daawo)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Baran (dhegayso)

Wararka laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya qarax goor dhowayd ka dhacay xarunta maamulka degmada Hodan inuu sababay dhimasho iyo dhaawac.

Ciidamada dowladda ayaa la maqlayaa rasaas ay ridayaan, waxaana jira khasaare kadhashay qaraxa, waxaana gaaray goobta gaadiidka gurmadka degdega.

Qaraxa ayaa burburiyay xaruntii maamulka degmada.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: