Warar laga helayo qaraxa Muqdish

Warar laga helayo qaraxa Muqdish

Wararka laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya qarax goor dhowayd ka dhacay xarunta maamulka degmada Hodan inuu sababay dhimasho iyo dhaawac.

Ciidamada dowladda ayaa la maqlayaa rasaas ay ridayaan, waxaana jira khasaare kadhashay qaraxa, waxaana gaaray goobta gaadiidka gurmadka degdega.

Qaraxa ayaa burburiyay xaruntii maamulka degmada.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com