Musharaxa madaxwaynaha Puntland Faarax Cali Shire oo kusoo wajahan Bosaso

HomeWararka

Musharaxa madaxwaynaha Puntland Faarax Cali Shire oo kusoo wajahan Bosaso

Magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa waxaa kusoo wajahan musharaxa madaxwaynaha Puntland Faarax Cali Shire oo horay xukuumaddii madaxwa

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkcyo ( dhegayso )
Hay’adda NISA oo sheegtay inay hakisay heshiis malaayiin doolar oo lagu eedeeyey wasiir hore
Madasha Badbaado Qaran oo qoraal cabasho ah ugudbisay Beesha Caalamka (Akhriso)

Magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa waxaa kusoo wajahan musharaxa madaxwaynaha Puntland Faarax Cali Shire oo horay xukuumaddii madaxwayne Cabdiraxmaan Faroolle kasoo qabtay jagada wasiirka maaliyadda.

Musharaxan ayaa ololihiisa si’aad ah looga dareemayaa magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.

Puntland ayaa waxaa kusoo fool leh doorashada madaxwaynaha bisha Janaayo ee sanadka dambe ee 2018, iyadoo muddo ka yar shan bilood uu waqtiga xafiiska uu uga harsanyahay madaxwaynaha Puntland Cabdiwali gaas.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: