Saamayn intee la’ eg ayaa joojinta mashruuca wadada Garoowe iyo Gaalkacyo keeni kartaa?

HomeWararka

Saamayn intee la’ eg ayaa joojinta mashruuca wadada Garoowe iyo Gaalkacyo keeni kartaa?

Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay inay gabi ahaanba joojisay maalgelinta mashruuca dhismaha waddooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo khilaaf iyo musuq maasuq h

Maamulka Iskuulka Cumar Samatar oo Ardaydii Kaalmaha Hore ka Galay Imtaxanadkii Shahaadiga ahaa Abaalmarin Gudoonsiyeey (dhegayso)
Tirada dhimashada Cudurka Covid 19 ee Mareykanka oo sare u kacday
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)

Dowladda Jarmalka ayaa sheegtay inay gabi ahaanba joojisay maalgelinta mashruuca dhismaha waddooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo khilaaf iyo musuq maasuq hareeyey dartii.

Mashruucan ayaa waxaa ku baxayay inka badan sodon milyan oo doolar, waxaana uu ahaa mid waxtarkiisa si’aad ah looga sugayay gobolada Puntland.

Haddaba joojinta mashruucan saamayn intee la’eg ayuu ku yeelan karaa bulshada iyo shacabka.

Hoos kadhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: