Taliyaha Militariga ee Soomaaliya oo la kulmay saraakiil katirsan Mareykanka

HomeWararka

Taliyaha Militariga ee Soomaaliya oo la kulmay saraakiil katirsan Mareykanka

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarshe” ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socday dawladda Mareykanka

GAROOWE: Isdiiwaangelinta Iskuuladda ka qaybgalaya Barnaamijka TARTAN IYO TACLIIN
CAAWA MUQDISHU & WAABERI IYO WARARKII UGU DANBEEYEY
Warka Fiidnimo iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarshe” ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socday dawladda Mareykanka, waxaana ay kawada hadleen dib u dhiska ciidanka iyo arrimo kale.

Si gaar ah ayaa labada dhinac waxay uga wada hadleen siddii dawladda Mareykanka ay ciidanka Xoogga dalka uga taageeri laheyd xoreynta dalka, Tababarka Ciidanka , is dhaafsiga qibradaha dhanka ciidanka iyo qodobo kale.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa waxa uu dawladda Mareykanka ugu mahadceliyay taageerida iyo tababarada ay siinayaan ciidanka Xoogga dalka.

Dawladda Mareykanka ayaa ka mid ah dowladaha sida gaarka ah Soomaaliya uga caawiya dhanka tababarada Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    MA ADAA FAHMAYBA!!.
    MARAYKANOOW NAGA DHAAF TAAGEERADA AAD SIISO ISIS & ALSHABAB IWM.
    CIA+MI6+MOSSAD=ISIS & ALSHABAB.
    GO FUCK YOUR SELF.

DISQUS: