Geeska Afrika iyo danaha is hardinaya ee Mareykanka iyo Shiinaha (daawo)

Geeska Afrika iyo danaha is hardinaya ee Mareykanka iyo Shiinaha (daawo)

Gobolka Geeska Afrika ayaa u muuqda mid galay marxalad siyaasadeed oo cusub, aan se la hubin cidda haysa hoggaanka isbaddalka iyo saamaynta isbaddalkaas uu ku yeelano danaha siyaasadeed ee is riixaya una dhexeeya Mareykanka iyo Shiinaha, iyo horgalayaasha lagu tuhmayo in ay matalaan danaha shisheeye ee gobolka, ayna ugu horreyso dowladda Imaaraadka Carabta.

Hoos kaga bogo warbixin danaha iska soo horjeeda ee quwadaha adduunka iyo kulanka saddex-geesoodka ee madaxweynayaasha Soomaaliya, Eriteriya iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com