Taliskii qaybta Booliska gobolka Nugaal oo la weeraray iyo maamulka gobolka oo faah faahin ka bixiyay (dhegayso)

HomeWararka

Taliskii qaybta Booliska gobolka Nugaal oo la weeraray iyo maamulka gobolka oo faah faahin ka bixiyay (dhegayso)

Xaruta Taliska qaybta Booliska ee gobolka nugaal ayaa saaka waabarigii  waxaa soo weeraray ciidamo hubaysan oo la sheegay in ay ka gadood sanaayeen sh

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Gaalkcyo (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)
Cunto yari soo wajahday In kabadan 1500 oo qoys oo ku nool degmada BAARGAAL (daawo).

Xaruta Taliska qaybta Booliska ee gobolka nugaal ayaa saaka waabarigii  waxaa soo weeraray ciidamo hubaysan oo la sheegay in ay ka gadood sanaayeen shaqo fariisin ay ku sameeyeen saraakiisha ugu saraysa ee laamaha amniga ee gobolka Nugaal.

Ciidamadan soo weeraray Taliska qaybta Booliska ayaa waxaa hogaaminaysay saraakii shaqo fariisin lagu sameeyay kuwaas oo gaaray in ka badan 30 sarkaal iyo ciidamo ay wateen .

Weerarkan aya waxaa ku dhaawacmay 2 sarkaal oo ka tirsanaa Taliska qaybta Boolsika ee gobolka Nugaal .

Gudoomiyaha gobolka nugaal Cumar Farawayne ayaa wacad ku maray in ragan weerarka soo qaaday la soo taagi doono Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Puntland .

Halkan ka dhagayso.

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: