Duqa cusub ee degmada Garoowe oo xilka la wareegay (dhegayso)

HomeWararka

Duqa cusub ee degmada Garoowe oo xilka la wareegay (dhegayso)

Duqa cusub ee degmada Garoowe ayaa xilka kala wareegay maanta Guddoomiyihii hore ee degmada Garoowe oo maalmo ka hor xildhibaanada golaha deegaanku u

Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland iyo Madax kale oo booqday Xarumaha Wasaaradaha Jubbaland (Sawrio)
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Duqa cusub ee degmada Garoowe ayaa xilka kala wareegay maanta Guddoomiyihii hore ee degmada Garoowe oo maalmo ka hor xildhibaanada golaha deegaanku u doorteen in uu hoggaamiyo Caasimada 5 sano ee soo socota.

Duqii kumeelgaarka ahaa Axmed Maxamuud Ducaale oo madasha Khudbad dheer ka jeediyay ayaa waxaa uu inteeda badan uu kaga hadlay dhibaatooyinka iyo caqabadaha hortaagan Dawladda Hoose oo ay waajibaadkeeda u gudan la’adahay.

Waxaana sidoo kale uu ka hadlay waxyaabaha Garoowe ay dheertahay magaalooyinka kale ee Puntland dhanka caqabadaha, kuwaas oo u baahan in si deg deg ah wax looga qabto.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: