Golihii deegaanka ee degmada Bosaaso oo lagu dhawaaqay (dhegayso)

Golihii deegaanka ee degmada Bosaaso oo lagu dhawaaqay (dhegayso)

Wasaarada arimaha gudaha iyo dowladdaha hoose ee Puntland ayaa maanta magaalada Bosaaso waxa ay kaga  Dhawaaqday  golaha deegaanka ee degmada Bosaaso oo la soo xulay .

Golaha ayaa ka kooban 31 xubnood “waxaana kamid ah 6 haween ah .
Golahan ayaa   sidokale waxaa ka soo dhex muuqday xubno horay uga tirsanaa golihii la kala diray.
 Doorashada duqa iyo kuxigeenkiisa ayaa  dhici doonta maalinta khamiista ah.
Agaasimaha wasaarada arimaha gudaha Maxamed Cali Nuur Juba ayaa ku dhawaaqay liiska xildhibaanada .
 Dhagayso .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com