Guddiga dhismaha wadada dhexmarta Bosaaso oo ku dhawaaqay dhaqaalihii u soo xaroday  (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga dhismaha wadada dhexmarta Bosaaso oo ku dhawaaqay dhaqaalihii u soo xaroday (dhegayso)

Gudiga dhimaha wadada dhexmarta magaalada Bosaaso "iskuna xirta gobolada Puntland ayaa waxa ay shaaciyeen Cadadka lacageed ee ku soo dhacay Akoonka gu

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Soomaaliya; 941 Xildhibaan iyo 377 Wasiir Waxayna Sanadkii Qaataan 27 Million oo Dollar (Warbixin)
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Gudiga dhimaha wadada dhexmarta magaalada Bosaaso “iskuna xirta gobolada Puntland ayaa waxa ay shaaciyeen Cadadka lacageed ee ku soo dhacay Akoonka gudiga.

Sheekh Maxamed Macalin oo ah gudoomiyaha gudiga wadadan ayaa sheegay in ay soo gartay gudiga  lacag dhan 93,715 doolar .

Waxa uu sheegay gudoomiyaha in 15 kun oo kamid ah lacagtan qalab ahaan ay u soo gaartay .

Sheekh Maxamed Macalin ayaa sheegay sidookale in lacagtii laga aruuriyay gaadiidlayda ay gaarayso 37,572 doolar.

Waxa uu sheegay in qarashaadka ku baxay  wadadan bilowgeeda ay gaarayso 3,22 doolar .

Gudiga ayaa sheegay in bulshada ay ugu bishaaraynayaan in ay dhawdahay xiligii  Bosaaso ay heli lahayd wado laami ah oo loo dhisay qaab  casri ah .

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: