Ahmiyadda shirka Shiinaha iyo Afrika ee Beijing (dhegayso)

HomeWararka

Ahmiyadda shirka Shiinaha iyo Afrika ee Beijing (dhegayso)

Magaaalada Bejing ee wadanka China waxaa ka furmaya shirka waddamada Afrika iyo waddanka Shiinaha maalinta berri ah, waxaaana Soomaaliya uga qeyb galaya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo. Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa kobcinta maalgashiga Shiinaha iyo Qaaradda Afrika. Muuse Cali Jaamac ayaa arrimahaasi ka faalloonaya. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b8bc7be0a0100e271b6e501/Falanqeyn+shirka+shiinaha+iyo+Africa+Aqooyahan+muuse+Cali+jaamac+.mp3

Wasiir Cabdi Xoosh oo la Kulmay Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Duqa Boosaaso oo Maanta dib ugu soo laabta Gobalka Bari kadib Safar uu kutagay Dalka Ciraaq (dhegayso)

Magaaalada Bejing ee wadanka China waxaa ka furmaya shirka waddamada Afrika iyo waddanka Shiinaha maalinta berri ah, waxaaana Soomaaliya uga qeyb galaya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmmaajo iyo wafti uu hoggaaminayo.

Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa kobcinta maalgashiga Shiinaha iyo Qaaradda Afrika.
Muuse Cali Jaamac ayaa arrimahaasi ka faalloonaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: