Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararkaSAAKA & DUNIDA

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Maxamed Lakiman ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad faallo ama falcelis nala qaybsato. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b8b3e290401003a60190436/SD+M+Lakiman_2_Sept_2018_Gaalkcyo_Axad.mp3

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
(DHAGEYSO) Barnaamijka Saaka & Dunida (Xarunta Boosaso)
Saaka & Dunida iyo cFataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban, ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Maxamed Lakiman ayaa aroortan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad faallo ama falcelis nala qaybsato.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: