Diyaarado duqeeyey Bu’aalle

Diyaarado duqeeyey Bu’aalle

Diyaarado dagaal ayaa duqayn ka gaystay deegaanka Bu’aalle ee gobolka Jubada Dhexe.

Duqaynta oo laga maqlayay guud ahaanba deegaanka ayaa saraakiil katirsan militariga Soomaaliya waxaa ay sheegeen in lala beegsaday saldhig ay lahaayeen Al-shabaab.

Lama oga dalalka laga leeyahay diyaaradahan, inkastoo Mareykanka iyo Kenya ay horay duqaymo noocan oo kalle ah ay uga fuliyeen deegaanka Bu’aalle.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com