Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Bari oo Daljir uga warbixiyeey Howlgal Boosaso kasocda (dhegayso)

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Bari oo Daljir uga warbixiyeey Howlgal Boosaso kasocda (dhegayso)

Ciidamadda Booliska Gobalka Bari ayaa todobaadyadii ugu dambeyaay kawaday Caasimadda Ganacsiga Puntland ee Boosaaso howlgalo Amniga lagu xaqiijinayaay ,kuwaas oo lagu beegsanayo dadka falaalka amni darro kawadda Boosaso.

Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Bare Gashaanle sare Cabdixakiin Yuusuf Xuseen oo Waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in Ciidamadda Booliska Gobalka Barri Xaafadaha kala duwan ee Boosaso howlgalo sugidda amniga ku saabsan magaaladda kawadeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com