Saraakisha Booliska DFS oo ka hadlay Afduubta Caruurta (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Saraakisha Booliska DFS oo ka hadlay Afduubta Caruurta (dhegayso/Sawiro)

Ciidamada Booliska ee Degmadda Hodan ee Magaaladda Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay labo Dhalinyaro ah oo ilmo yar oo Afar jir ah ka Afduubtay deg

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Kalluumeysiga Sharci darada ah
Madaxda Itoobiya iyo Ereteriya oo Heshiis kala saxiixday
Puntland oo ku Gulaystey Heshiisyo Kobcinta Dhaqaalaha iyo Horumarinta Magaalooyinka Puntland.

Ciidamada Booliska ee Degmadda Hodan ee Magaaladda Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay labo Dhalinyaro ah oo ilmo yar oo Afar jir ah ka Afduubtay degmadaasi,iyado kadib howlgal ay sameyeen Ciidamadda Booliska ay ku guulaysteen qabashada Afduubayaashas.

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble oo Warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin kabixiyeey dhalinyaradan halka laga soo qabtay iyo caruurta ay afduubteen,isago sheegay in Ciidamadu ay la dagaalamayaan kooxahaas cadaystay Afduubka Caruurta yar yar.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: