Madaxda Itoobiya iyo Ereteriya oo Heshiis kala saxiixday

HomeWararka

Madaxda Itoobiya iyo Ereteriya oo Heshiis kala saxiixday

labada dal ee Ethiopia iyo Ereteriya ayaa ku tala jira inay heshiis nabadeed ku kala saxiixdaan magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga. S

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Shacabka Wadanka Tunisia oo dibadbaxyo ku diiday booqashada MBS ee Tunisia

labada dal ee Ethiopia iyo Ereteriya ayaa ku tala jira inay heshiis nabadeed ku kala saxiixdaan magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Sida ay faafisay warbaahinta maxaliga ah ee Sacuudiga, waxaa goobta heshiiskaasi ay labada dal ku kala saxiixanayaan ka qeyb galaya Boqorka Sacuudiga iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, waxaana xafladda saxiisa heshiiskaasi uu dhacayaa berito oo Axad ah.

Talaabadan ayaa imaaneysa kadib dadaalka ay labada dal uga jiraan soo celinta xiriirkooda oo muddo go’anaa, waxayna go’aansadeen inay soo afjaraan dagaalkii iyo cadaawadii u dhaxeysay, ka gadaal markii uu xukunka Ethiopia la wareegay R/wasaare Abi Ahmed.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: