Madaxda Dowlad Goboleedyada oo ku shiraya Kismaayo iyo khilaaf..

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo ku shiraya Kismaayo iyo khilaaf..

Madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa la filayaa inay gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Qorshahooda ayaa la sheegayaa inay ka wada hadli doonaan khilaafka dowladda dhexe iyo maamulka Jubaland oo ka dhashay saraakiil ay dowladda u magacowday goboladaasi oo maamulka Jubbaland uu ku celiyay Muqdisho.

Ammaanka magaalada Kismaayo ayaa ah mid si’aad ah loo adkeeyey , iyadoona la diyaariyay goobaha ay degayaaan madaxa kufool leh magaalada.

Dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah ayaa badanaa isku khilaafa arrio badan oo dhanka shaqada ah, waxaana taasi sabab u ah dastuurka oo dhinac walba si gaar ah u fasirto.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com