Isimada Soomaaliland oo sheegay in Cadaalad daro ay jirto ( dhagayso )

Isimada Soomaaliland oo sheegay in Cadaalad daro ay jirto ( dhagayso )

Suldaan Faysal Maxamed oo kamid ah Isimada dhaqanka ee Maamulka Soomalailand oo lahadlay Warbaahinta ayaa Sheegay in maamulka Soomaaliland ay ka jirto cadaalad daro baah san .

Suldhaanka ayaa sheegay in ciidamada Soomalailand ay xabsiga dhigeen Salaadiin iyo Dhalinyaro aan wax dambi ah lagu soo oogin ilaa iyo hada “xuquuqdoodiina meel looga dhacay  .

Waxa uu sheegay in sida cadceeda ookale ay u iftiimin doonaa Cadaalad darada ka jirta goboladda waqooyi  ee Soomaaliland” iyo Talaabooyinka qaldan ee uu qaaday Madaxweyne Muuse Biixi.

Halkan ka dhagayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com