Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag oo Xabsi Cusub laga dhagax dhigay (dhegayso)

HomeWararka

Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag oo Xabsi Cusub laga dhagax dhigay (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu ka waramaya xabsi weyn oo laga dhegax

XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOOSAASO
Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Guud ee wasaaradaha (Daawo)
Walwal iyo walbahaar horleh oo soo foodsaaray Muuse Biixi

Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu ka waramaya xabsi weyn oo laga dhegaxdhigay Degmada Badhan tan iyo wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe, laguna dhisayo si iskutashi ah .

Guddoomiyaha waxaan kale oo ka waraysanay halka ay marayaan mashaariicdii horumarineed ee degmada ka socday sida Wadada Ceel Daahir iyo Ceerigaabo, dhismaha Jaamacada Maakhir, iyo Garoonka diyaaradaha ee Degmada Badhan.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: